TOOS U DHAGEYSO:-Ehelka Caruur Galmudug ay ku sheegtay Ciidamo Jubbaland ah oo Beeniyay Arintaasi + Fadeexadaha Galmudug oo sii kordhaya.

0

Galmudug ayaa shalay Magaalada Gaalkacyo kusoo bandhigtay Sadax ruux oo ku sheegtay in ay yihiin Askar ka tirsan Jubbaland isla markaana ay qayb ka ahaayeen Dagaalka Gaalkacyo kana barbar dagaalamayeen Ciidanka Puntland.

Hadaba Waxaa inoo suura geshay in ay xiriir inala soo sameeyaan Ehelada mid kamid ah Caruurtaasi oo ay sheegeen in Wiilkooda uu muddo sadax sano ah ku xanuunsanayay Waqooyiga Galkacyo waligiisna uusan askari Noqan.

Maryan Cali Xirsi waa Hooyada Dhashay Siciid Xuseen Xasan oo ah wiilka xanuunsan ee Galmudug ay soo bandhigtay waxay kawaramaysaa sida ay wax ujiraan.

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO