DHAGEYSO WAREYSI:- Garsoorka Soomaaliya dhex dhexaad maka yihiin Doorashada Soomaaliya ?

0

Dalka Cummaan waxaa ka dhacay kulan socday laba maalmood oo ay lahaayeen guddoomiyayaasha maxkamadaha sare ee dawladaha Carabta, waxaana guddoomiyayaasha ka qayb gelaysa ka mid ah guddoomiyaha maxkamadda sare ee Soomaaliya Ibraahin Iidle Saleebaan.

Guddoomiyaha ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyey VOA kaga hadlay qodobbo kala duwan oo ay ka mid tahay doorashooyinka Soomaaliya oo uu sheegay in hay’adaha garsoorku ay dhex dhexaad ka yihiin musharaxiinta tartamaya, ayna bannaanka ka jooggaan loolanka socda.

HALKAAN KA DHAGEYSO