DHAGEYSO:- C/raxmaan C/Shakuur “ Siyaasada Somaliland ay ku shaqeyso Waa ka helay, Waa in Maamulada kale ay wax ka bartaan Siyaasada Somaliland”..

0

Musharax Madaxweyne C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa ka hadlay qaabka ay u shaqeeyaan Masuuliyiinta Maamulka Somaliland.

Waxa uu ugu baaqay Maamulada kale ee dalka ka jira iney Cashar ka bartaan Siyaasada Maamulka Somaliland.

“ Waxaan ugu baaqaya Maamulada kale ee dalka ka jira iney ku daysadaan sida uu u shaqeeyo Maamulka Somaliland, Ceeb ma ahan inad siyaasad Wanaagsan ugu deysato Maamul kale”.

Hoos ka Dhageyso Codka:-