DHAGEYSO:- Axmed Madoobe oo ka hadlay dib usoo celinta Qaxootiga Soomaalida iyo doorka Dowladda Kenya

0

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam “ Axmed Madoobe” ayaa Dowladda Kenya iyo Hay’adda Caawiyaha Qaxootiga Soomaalida ah dalka Kenya ku nool.

Waxa uu sidoo kale ka hadlay sida Maamulka Jubbaland uu ugu diyaar garoobay soo dhaweynta iyo qaabilada qaxootiga Soomaalida ee ka imaanaya Dalka Kenya.

Waxa uu sidoo kale sheegay in Xarumo kale duwan ay u diyaariyeen isla markaana Jubbaland ay diyaar u tahay iney walaalaheed Soo dhaweyso.

Hoos ka Dhageyso Codka:-