DHAGEYSO WAREYSI GAAR AH:- Miro Cawleed, Ballicad, Daacdheer iyo Deegaano Kale Oo Ka Tirsan Gobolka Galgaduud Oo "Fuustadii Biyaha Ay Gaartay 240-kun Shilin Somali Ah".

0

Qaar kamid ah Degaanada ku teedsan Xuduuda Gobolka Galgaduud uu la wadaago Dalka Itoobiya waxaa laga dareemayaa Qiimo koror Baahsan oo ku yimid Qiimaha Biyaha, iyadoona lasheegayo in Fuustadii Biyaha ay gaartay lacag ka badan 200kun shilin Somali ah.

Meelaha laga dareemayo Qiima kororokaasi waxaa ka mid ah Miro Cawleed, Ballicad, Daacdheer iyo Deegaano kale oo ku teedsan Xuduuda Soomaaliya Iyo Itoobiya.

Hadaba Qof ku sugan Deegaanadaasi ayaa Warbaahinta Allgalgaduud Media uga waramay Arimahaasi, Waxaana uu u waramay Wariyaheena Cumar Laki Man.

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO

 

Wariye Cumar Laki Man
Xafiiska Warqabadka Allgalgaduud Media
Caabudwaaq, Soomaaliya

Waxii Kasoo Kordha Warkan Kala Soco Allgalgaduud Media