TOOS U DHAGEYSO:- Gen. Saciid Dheere "Dagaalka Gaalkacyo Waa Gardaro Qaawan".

0

Taliyaha Ciidamada Maamulka Puntland Gen. Saciid Maxamed Xirsi (Saciid Dheere) ayaa markii ugu horeysay waxa uu ka hadlay dagaalada kasoo cusboonaaday magaalada Galkacyo.

Gen. Saciid ayaa waxa uu sheegay in dagaalka Gaalkacyo uu yahay Gardaro qaawan.

 

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO