WAR DEG DEG AH:- Dagaal Culus oo ka socda deegaan ka tirsan Gobolka Galgaduud

0

Wararka ka imaanaya Deegaanka qalan qale oo Dhinace Waqooyi ka Xiga Magaalada Dhuusa Mareeb ayaa Sheegaya In ay ka Dhaceen iska Horimaadyo u dhaxeeya Laba Beelood oo Wada degan halkaasi.

Inta la ogyahay hal Qof ayaa Dhintay afar kalena waa ay ku Dhaawacmeen Dagaalka.

Dagaalka u dhaxeeya labada dhinac ayaa Waraku ay sheegayaan inuu ka dhashay dilal la xiriirara aanooyin Qabiil oo ka dhacay deegaankaasi, taasi oo ah mida Keentay isku dhaca labada Beelood.

kala soco Shabakada Allgalgaduud.com