Maxaadan ogeyn oo Maanta ka socda Dalka Koofur Afrika

0

Isku dhacyo rabshado wata oo u dhaxeeya ardayda Jaamacadaha iyo booliska Dalka Koonfur Afrika ayaa dhacaya Maanta.

Ismari waa u dhaxeeya arday mudaaharadaysa iyo booliska Koofur Afrika ayaa la filayaa inuu maanta sii socdo, iyadoo jaamacaduhuna ay isku dayayaan inay dhamaystiraan todobaadyadii ugu dambeeyey ee sannad-jaamacadeedka.

Banaanbaxayaasha ayaa dalbanaya tacliin bilaash ah, markii ay mudaaharaadyadu ka dheceen magaalada Jo’burg-na dalka oo dhan ayey ku sii fideen.