DHAGEYSO:- Wasiir Maareeye “ Gaalkacyo Waxaa la geynayaa Ciidamo awood ku Joojiya dagaalada ka soconayo”..

0

Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in Magaalada Gaalkacyo la geynayo Ciidamo Millatari ah oo kala dhex gala Ciidanka ku dagaalamaya Magaalada Gaalkacyo.

Waxa uu sheegay in ciidankaasi ay noqon doonaa kuwa awood ku joojiya dagaalka oo kala dhex gala Ciidanka walaalaha ah eek u dagaalamaya Magaalada Gaalkacyo.

Waxa uu sheegay in si adag loola Xisaabtamayo Cid walbo oo ka qeyb qaadata hurinta Colaada ka taagan Magaalada Gaalkacyo.

Hoos ka Dhageyso Codka:-