DHAGEYSO:- Siyaasiyiin iyo Waxgarad sheegay in Xubnaha ay ku lahaayeen Baarlamaanka HirShabeelle aan laga siin Beesha ay ka dhasheen, Go’aana ka qaatay Shirka Jowhar ka socda

0

Qaar ka mid ah Waxgaradka, Odayaasha iyo Siyaasiyiinta beel ka mid ah beelaha degta Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegtay in Kuraastii ay ku lahayd Maamulka HirShabeelle la duudsaday.

Waxa ay sidoo kale sheegeen in ay aad ugu xun yihiin in Xubnaha ay ku lahaayeen Baarlamaanka HirShabeelle aan laga siin isla markaana laga qaaday Xubnihii ay lahaayeen.

Waxa ay Madaxda Dowladda ugu baaqeen in la siiyo xaqa ay ku leeyihiin Maamulka Dhismaya ee Hir Shabeelle.

Hoos ka Dhageyso Codka:-