DHAGEYSO:- Puntland oo ku dhawaaqday iney hormarineyso Waxbarashada deegaanadeeda

0

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Maamulka Puntland Abshir Yuusuf Ciise oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in ay hormarinaya Waxbarashada deegaanada Puntland.

Waxa uu sidoo kale sheegay in ay ku dadaalayaan sidii loo hormarin lahaa Waxbarashada deegaanada Puntland iyo Welibo Xarumaha Waxbarasho.

Wasiirka Waxbarashada ayaa ugu baaqay Macalimiinta iskuulada iney ka shaqeeyaan hormarinta Waxbarashada deegaanada Puntland.

Hoos ka Dhageyso Codka:-