DHAGEYSO:- Jeneraal Ismaaciil Saxardiid “ 10 ka mid ah Al-Shabaab ayaa dilnay 4 kalena gacanta ayaa ku heynaa”..

0

Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ka howlgala qeybta Jubooyinka ayaa howlgalo Culus ka sameeyay deegaano ka tirsan gobolka Jubbada Hoose.

Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ka howlgala qeybta Jubooyinka ayaa howlgaladaasi ku soo qabtay rag ka tirsan Al-Shabaab.

Taliyaha Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ka howlgala qeybta Jubooyinka General Ismaaciil Saxardiid Keydsane ayaa sheegay in howlagaladaasi ay sii socon doonaa inta Al-Shabaab laga saarayo deegaanada ay hada ku sugan yihiin.

Taliyaha ayaa sidoo kale sheegay in howlgalada ay sameeyeen lagu dilay 10 ka mid ah Al-Shabaab sidoo kalena lagu qabtay 4 kale.

Hoos ka Dhageyso Codka:-