DHAGEYSO:- Go’aano adag oo ka soo baxay Maamulka Gobolka Bari

0

Guddoomiyaha Gobolka Bari Yuusuf Maxamed Waceys ayaa sheegay in ay sharciga horkeenayaan cidii ay ku arkaan iyagoo gudaha Magaalada Boosaaso ku kala gadanaya raashiinka deeqda ah ee ka yimid Dowladda Turkiga.

Gudoomiyaha ayaa sheegay in loo baahan yahay in sidii loogu tala galay in loo bixiyo raashiinka isla markaana goobaha loogu tala galay in lagu bixiyo.

Waxa uu sheegay in aysan aqbali doonin in la masuq maasuqo raashiinkaasi isla markaana si kale loo isticmaalo.

Hoos ka Dhageyso Codka:-