DHAGEYSO:- Culimada Magaalada Burco oo baaq soo saaray

0

Culimada iyo Waxgaradka Magaalada Burco ayaa shacabka Magaalada ugu baaqay in Alle ay baryaan oo Salaada dukadaan ka dib markii Magaalada mudooyinkii dambe ay ka jireen abaaro daran.

Culimada iyo Waxgaradka Magaalada Burco ayaa sidoo kale sheegay in loo baahan yahay in meel loogu soo wada jeesto u gargaarida dadka dhibaateysan.

Hoos ka Dhageyso Codka:-