DHAGEYSO:- Amaanka Magaalada Cadaado oo la adkeeyay iyo Saraakiisha Gobolada Dhexe oo ka warbixiyay

0

Saraakiisha ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Gobolada Dhexe ka howlgala ayaa sheegay in ay sugayaa amaanka guud ee Magaalada Cadaado inta ay ka dhacayaan doorashooyinka.

Saraakiisha ayaa sidoo kale sheegay in ay Ciidamo dheeraad ah geeyeen hareeraha, gudaha iyo guud ahaan Magaalada Cadaado kuwaasi oo qeyb ka ah qorshaha amniga lagu sugayo.

Gaashaanle Sare Maxamed Cilmi Habane oo ka mid ah Saraakiisha Ciidanka Gobolada Dhexe ee Dowladda ayaa sheegay in ay wadaan dadaaladii ugu dambeeyay ee lagu sugayo amaanka guud ee Magaalada Cadaado.

Hoos ka Dhageyso Codka:-