DAAWO:- Madax ka tirsan Dawlada Soomaaliya oo ka qeybgalay Xaflad ka dhacday Magaalada Qaahira

0

Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya iyo Safiirka Soomaaliya u fadhiya Magaalada Qaahira ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu xusayay sanad-guuradii 150-aad xilligii la aas aasay Barlamaanka Dalka Masar.

Magaalada Qaahira oo uu haatan ka socdo Shirka Barlamaanada Afrika, waxaana munaasabadaasi awgeed loogu hambalyeeyay Madaxda Dalkaasi iyo Guddoonka iyo Xildhibaanada Barlamaanka Dalkaasi Masar, iyagoo xusay in Masar ay ka mid tahay Dalalkii ugu horeeyay ee Barlamaan sameysta.

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah xildhibaanada Soomaaliya ayaa sheegay in Masar ay sanadkaan marti galisay a Barlamaanada Afrika iyo Carabta ay muhiimadayda leedahay.

Hoos ka Daawo Sawirada:-

bar bar1 bar2 bar3 bar4 bar5 bar6