DAAWO SAWIRRO:- Bilicda iyo Horumarka Magaalada Caabudwaaq.

0

Waxaa akhristeyaasheena sharafta leh halkan ugu soo gudbinaynaa sawiro aad u qurxoon oo laga soo qaaday magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galguduud.

Sawirradan ayaa waxaa soo qaaday Wariye Yusuf Cabdi Shire oo kamid ah bahda saxaafada waxaadna  ku arki doontaan bilicda iyo horumarka magaalada Caabudwaaq

HOOS KA DAAWO

img_8510 img_8512 img_8516 img_8519 img_8520 img_8533 img_8536 img_8542 img_8557 img_8568 img_8570 img_8579 img_8585 img_8591 img_8593 img_8596 img_8600 img_8606 img_8610 img_8614 img_8616 img_8617 img_8653 img_8671 img_8672 img_8676 img_8682 img_8686 img_8698 img_8710 img_8716 img_8722 img_8724 img_8748 img_8764

Wariye Yuusuf Cabdi Shire
Xafiiska Warqabadka Allgalgaduud Media
Caabudwaaq, Somalia