DHAGEYSO:- Howlgal Wado Furis ah oo laga sameeyay Xaafadaha Magaalada Boorama

0

Duqa Magaalada Boorama Maxamed Xuseen Meyrane oo la hadlay Warbaahinta ayaa ka warbixiyay Howlgal ay ka sameeyeen Xaafadaha Magaalada Boorama.

Howlgalka ayaa ahaa mid lagu furaayay Wadooyinka Xeran ee Xaafadaha Magaalada Boorama.

Duqa Magaalada Boorama Maxamed Xuseen Meyrane ayaa sheegay in aysan aqbali doonin in la xero wadooyinka.

Hoos ka Dhageyso Codka:-