DHAGEYSO:- Hooyooyin Fariin adag u diray Madaxda Jubbaland, Kana Codsaday Hal Arrin

0

Isbitaalka Guud ee Magaalada Kismaayo ayaa waxaa saacadihii la soo dhaafay la gaarsiiyay Caruur badan oo uu soo ritay Cudurka Jadeecada.

Caruurta isbitaalka Guud ee Kismaayo la gaarsiiyay ayaa waxa ay kala yihiin kuwa Xaaladooda ay aad u daran tahay iyo kuwa iska caadi ah oo Baxnaano keliya u baahan.

Qaar ka mid ah Hooyooyinka Caruurtooda ay ku jiraan Isbitaalka ayaa Madaxda Jubbaland ka Codsaday iney wax ka qabtaan Xaalada Caruurtooda oo ay la soo gaaraan dhaqaalo lagu daaweeyo.

Hoos ka Dhageyso Codka:-