DHAGEYSO:- Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee Somaliland oo ka hadlay Garsoorayaashii Iscasilay iyo Sababta ka dambeysa

0

Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee Maamulka Somaliland Aadan Xaaji oo shalay gaaray Magaalada Burco ayaa sheegay in Garsoorka Gobolka iyo Magaalada Burco loogu baahan yahay in ay sii laba jibaaraan.

Waxa uu sheegay in ay jiraan Cabasho ay soo gudbiyaan Garsoorayaal ka mid ah Maxkamada Gobolka Awdal iyo Magaalada Burco.

Waxa uu sheegay in aysan saameyn ku yeelan doonin iscasilaada ay sameeyeen qaar ka mid ah Garsoorayaasha Gobolka Awdal ee iscasilay.

Hoos ka Dhageyso Codka:-