DHAGEYSO:- Guddiga doorashooyinka Soomaaliya oo sheegay iney bilowdeen Howlaha Xubnaha aqalka sare ee Baarlamaanka ka mid noqonaya

0

Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Dadban ee Soomaaliya Cumar Dhageey oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in ay bilowdeen dhismaha aqalka sare ee Baarlamaanka.

Waxa uu sheegay in Maamulada qaar ay soo gudbiyeen Liiska Musharaxiinta u tartamaya Xubinimada Aqalka sare ee Baarlamaanka.

Abuukaate Cumar Dhageey ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay in doorashada Soomaaliya ay waqtigeeda dhacdo isla markaana aysan jirin dib u dhac mar kale yimaada.

Hoos ka Dhageyso Codka:-