DHAGEYSO:- Culimada Gobolka Mudug oo go’aano ka soo saaray dagaalkii Gaalkacyo ka dhacay

0

Culimada Gobolka Mudug ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaalada ka soo cusboonaaday magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug.

Sheekh Muxudiin Yuusuf Muuse iyo Sheekh Muxudiin Sheekh Yuusuf Barre oo ka mid ah Culimada Gobolka Mudug ayaa sheegay in aan loo baahneyn in lagu kor dagaalamo shacabka.

Hoos ka Dhageyso Codadka Culimada:-