DAAWO SAWIRADA: Somali banaanbax cabasho ah ka dhigtay Mreynkanka..

0

Boqolaal qof oo ay ku jiraan Soomaali ayaa isugu baxay magaalada St. Cloud ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka , waxaana ay dhigeen banaabax balaaran oo ay ku muujinaayeen midnimadooda.

Dadka Soomaaliyeed ayaa muujinayay sida ay ku faraxsan yihiin wada noolaashaha iyo sidoo kale midnimada dadka kunool dalka Mareykanka.

Bannaanbaxa ayaa ka dambeeyey kadib marki uu dhawaan wiil ka tirsanaa bulshada Soomaalida magaaladaasi ku nool uu toorreeyay  dad ku sugnaa meel laga dukaameysto, ka hor inta uusan dilin askari dhar cad ahaa.

1-1 2-2 3-2 4-2 5-1 6-1 7-1 1111