DHAGEYSO+AKHRISO MAGACYADA:- Puntland oo soo bandhigtay Xubnaha u Sharaxan Aqalka Sare iyo Siyaasiyiin Caan ah oo ka soo dhex Muuqday

0

Maamulka Puntland ayaa  ku dhawaaqay xubnaha u sharaxan Aqalka Sare.

Afhayeenka Maamulka Puntland C/llaahi Jaamac Quraan Jecel oo la hadlay Warbaahinta ayaa aqriyay Liiska Xubnaha u sharaxan Aqalka Sare.

Hoos ka Akhriso Liiska Xubnaha Sharaxan, Kana Dhageyso Shirka Jaraa’id ee Afhayeenka Puntland:-

list