AKHRISO:- Guddiga doorashooyinka Puntland oo soo bandhigay Shuruudaha Musharaxiinta

0

Guddiga doorashooyinka Dadban ee maamulka Puntland ayaa soo saaray Shuruudaha laga rabo musharaxiinta u taagan Qabashada xilka Baarlamaanka.

Guddiga ayaa soo saaray warqad ay ku qoran yihiin shuruudaha laga rabo musharaxiinta u tartamaya xildhibaanada Aqalka Sare iyo sidoo kale Aqalka Hoose.

Shir  ay warbaahinta ugu qabteen Magaalada Garowe ayaa waxa ay ku shaaciyeen qodobada Shuruudaha ah ee laga doonaayo Musharaxiinta.

Hoos ka Akhriso Warqada Gudiga ka soo baxday:-

shuruudaha