DHAGEYSO:- Xildhibaan Cabdi Bare "Qofka Maalin Walba Usoo Kalahaya Dhiig Inuu Daadiyo Waa In La Qabtaa".

0

Xildhibaan Cabdi Barre oo kamida mudanayaasha Baarlamaanka dowlada federaalka Soomaliya ayaa waxa uu baaq nabadeed ujeediyay dhinacyadii shalay ku dagaalamay magaalada Gaalkacyo isagoona ugu baaqay in laiskadaayo xabada wax walbaan laga heshiiyo.

 

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO

 

Waxii Kasoo Kordha Warkan Kala Soco Allgalgaduud Media