DHAGEYSO:- Taliyaha Ciidamada Booliska Gobalka Mudug Ee Puntland "Nimanka Tuuganimada Sameeya Ee Xada Jooradiyaasha, Talaabo Adag Ayaan Ka Qaadeynaa"":

0

Taliyaha ciidamada Booliska Gobalka Mudug ee Maamulka Puntland Cabdiwaaxid Cabdulle Warsame ayaa ayaa hanjabaad Culus u jeediyey Wadayaasha Gaadiidleyda Magaalada Gaalkacyo oo uu sheegay inay ka faa’ideysanayaan Xiisadaha jira.

Cabdiwaaxid ayaa waxa uu sheegay in ciqaab adag iyo Ganaac lacageed la marsiin doono Darawalkii lagu qabto isagoo dad ka qaxinaya Magaalada Gaalkacyo.

Isku soo wada duuboo Arrintan ayaa ku soo aadeysa Xili ay jiraan dad badan oo ka barakacaya Xiisada u dhexeeysa Maamulada Galmudug iyo Puntland oo Shalay ku dagaalamay Galbeedka Magaalada Gaalkacyo.

HOOS KA DHAGEYSO