DAAWO:- Xaalad Adag oo ay ku nool yihiin Caruurta yaryar ee ku nool Magaalada Hargeysa

0

Waxaa Magaalada Hargeysa ku soo badnaya Caruurta ka shaqeysa Kabo Caseyska ee loo yaqaano “ Caseeye ama Baalashle”.

Caruurtan qaarkood ma joogaan Waalidkood, mana la noola qaarkoodna lacag ma heystaan Waalidkood halka qaarkoodna ay kala tageen labadii waalid ee iska dhashay.

Hadaba waa Sidee Xaaladood Caruurtaasi, Hoos ka Daawo Muuqaal loogu hadlayo Xaalada ay ku nool yihiin.