DAAWO:- Arrin laga Wada naxay oo Muqdisho lagu arkay iyo Hooyo Ciidamada Booliiska ay si weyn u baadi goobayaan

0

Arrin la yaab leh ayaa ka dhacday magaalada Muqdisho, kadib markii haweeney ay ka dhuumatay canug ay dhashay markii laga umuliyay.

Arrintan ayaa ka dhacay xarunta caafimaadka Barwaaqo ee degmada Wardhiigley, magaalada Muqdisho, halkaasoo xalay saqdii dhexe hooyo Soomaaliyeed laga umuliyay gabar caafimaad qabta.

Waxaa dhacay in markii ay dhashay gabadha yar kadib ay hooyadasi ka dhuumatay cunugteedii yareyd, waxaana hadda xanaanaynaya Howl-wadeenadii dhaliyay.

Waa arrin aad loola yaabay iyadoo weliba aan la aqoonsan haweeneydaasi, waxaana hadda la raadinayaa sidii dad xanaaneeya loogu heli lahaa gabadhan yar.

Hoos ka Daawo Sawirada:-

hooyo-dhuumatay-768x576

hooyo-dhuumatay1