DHAGEYSO WAREYSI XASAASI AH:- Waxgarad Puntland"Siyaasiyiintii Puntland ee Duqaynta ciidanka Galmudug qirtay waa Dad wax magarato Ah Puntlandna ma Matalaan”

0

C/salaan Maxamed oo ka mida odoyaasha Dhaqanka maamulka Puntland oo caawa warbaahinta kula hadley Magaalada gaalkacyo ayaa waxaa uu sheegey inay maamulka Puntland aysan ka madax banaaney duqeyntii dhawaan ka dhacday degaanka Jeexdin Bariga Magaalada gaalkacyo.

C/salaan Maxamed ayaa mar wax laga weydiiyey Sababaha maamulka Puntland ay uga aamuseen dhacdadaasi ayaa waxaa uu sheegey inaysan quseyn arimahaasi maamulka puntland.

Waxa uu ku Baaqay in Nabada Gobalka Mudug ay ka Wada Shaqeeyan Odayasha iyo Shacabka Gobalka Mudug waxana uu shegay sidoo kale in Siyasiyiintii ka Soo jeeday Puntland ee Weerarkaasi Shegay in Puntland ay qayb ka qaadatay ay yihiin Dad Wax Magarato ah oo aan matalin puntland waxana uu shegay in puntland dadkaasi aysan matalin.

HALKAAN KA DHAGEYSO