TOP DHAGEYSO:- Afhayeenka wax garadka Galmudug oo ka hadlay Xaalada amaan Gaalkacyo iyo Qorshaha odayaasha ee Duqeyntii Gaalkacyo

0

Nabadoon yaasiin maxamed gaani oo ah afhayeenka wax garadka Galmudug ayaa ka Hadlay uqayntii Diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ay u gaysteen Ciidamo kamida Dowlad obaleedka Galmudug.

Gaani ayaa sheegey in dowlada maraykanka ay ku tuhmayaan duqayntaan loogaystay Ciidamadan ay ku jireen kuwa Galmudug hadaba iyadoo bartilmaameedka duqaynta uu ahaa ariisimo Ciidanka gal mudug ay ku Lahayeen Deganaka Jeexdin ee Gobalka Mudug.

Nabadoonka aya Soo Hadal Qaaday arimo ku Saabsan Nabada Gaalkacyo iyo Sidoo kale Wax kaga Qorsheysan Maamulka Galmudug Dhibaatadaasi Dhacday.

HALKAAN KA DHAGEYSO