DAAWO:- Tarsan oo sheegay in musuq-maasuqa dalka ka jira uu ka khatarsan yahay Al-Shabaab

0

Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan, oo hada ka mid ah Xisbiga Daljir, ayaa wuxuu ka sheekeeyay Qiso la yaab leh oo ka dhacday dekedda weyn ee Muqdisho.

Tarsan ayaa sheegay in madaxda dalka madaxweyne ilaa agaasime ay ku takri falaan hantida shacabka, wuxuuna iska fogeeyay in xitaa xiligii uu guddoomiyaha ahaa uusan wax masuq maasuqin, laakiin la ogsoon yahay in beri uusan ka noqon musuq maasuqa uu ku eedeeyay madaxda dowladda.

HALKAAN KA DAAWO