DHAGEYSO:- Maamulka Ahlusunna iyo Beesha Maxamed Amaan Reer (Wagardhac) Oo Heshiis Ku Galay Magaalada Caabudwaaq.

0

Wararka naga soo gaaraya magaalada Caabudwaaq ayaa waxa ay sheegayaan in ay gudaha magaalada Caabudwaaq ku Yeesheen kulan looga hadlayay Nabadda iyo wada shaqaynta Ahlusunna iyo Beesha Maxamed Amaan reer (Wagardhac)..

Warkan ayaa intaasi waxa uu ku darayaa in heshiiskan uu kusoo aaday Xilli Caabudwaaq ay ka Jirto Xaalad adag oo dhanka Siyaasadda iyo Dhanka Qabiilada ah.

 

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO Xasan Gaboobe Madaxweyne ku xigeenka maamulka Ahlusunna

HOOS KA DHAGEYSO Nabadoon Xasan Cilmid Jaamac Xasan

HOOS KA DHAGEYSO Xaawo Maxamed Raage (Xaawo dheer) OOKA MID AH URURKA HAWEENKA 

Waxii Kasoo Kordha Warkan Kala Soco Allgalgaduud Media