TOOS U DHAGEYSO:- Waa Barnaamij Gaar Ah Oo La Magac Baxay "Dhacdooyinka Maanta iyo Caabudwaaq".

0

Caabudwaaq: 01-OCTOBER-2016:—— Kulanti Wacan Dhagaysteyaasha iyo Akhristeyaasha Shabakada Caalamiga ah ee Allgalgaduud Media waxay Idiin soo Gudbinaysaa Barnaamijka “Dhacdooyinka Maanta iyo Caabudwaaq” oo ah Barnaamij Habeen Walba aan ku Faaqidno Dhacdooyinkii ugu Dambeeyay ee ka dhacay Deegaanada Waqooyiga Galgaduud.

Barnaamijka ayaa waxa Warbaahinta Allgalgaduud Media ugu talagashay dhiirigalinta Nabadda iyo Horumarinta magaalada Caabuwaaq waxaana Caawa idiin kugu Haynaa Qodobo Xiiso badan oo quseeya Degmada Caabudwaaq kuwaasoo idiin ka Imaan doona Xafiiska warqabadka Allgalgaduud Media ee Magaalada Caabudwaaq.

Baraamijkan ayaa waxaa si toos ah uga dhageysan kartaa habeen walba Warbaahinta Allgalgaduud Media.

Waxaa Barnaamijka soo Diyaariyay Halkaana kasoo Jeedin doona Wariyaheena Cumar Laki Man ee Dhagaysi Wacan.

 

 

 

 

Halkaan Hoose ka dhagayso Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta iyo Caabudwaaq:

Cumar Siciid Cabdiraxmaan (Laki Man)
Xafiiska Wararka Allgalgaduud ee Caabudwaaq