TOOS U DAAWO:- Ururada Bulshada Ee Jubbaland Oo Baaq Nabaddeed U Diray Dadka Reer Caabudwaaq.

0

Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Maamulka Jubbaland ayaa waxa ay sheegayaan in Qaar ka mid ah ururada bulshada rayidka ah ee Jubbaland ay baaq nabadeed u direen beelo walaalo ah oo ay dagaalo ku dhex mareen degmada Caabudwaaq ee waqooyiga gobolka Galguduud.

 

 

 

 

 

 

HOOS KA DAAWO BAAQA

 

Waxii Kasoo Kordha Warkan Kala Soco Allgalgaduud Media