FADALAN DAAWO CAAWI: Waa 40-tan Jir Curyaan oo Darbi Jiif Ah oo ku nool magaalada Xuddur Ee Xarunta Gobolka Bakool.

0

Wuxuu ku socdaa Jawaan iyo Baakad uu isagu sameystey malahan wax caruur ah mahaysto Hoy uu ku hoydo, mar aan la kulmay wuxu ii sheegey in uu codsanayo in la caawiyo weliba uu sigaar ah u codsanayo wax uu uu ku socdo maadaama mudo ka badan 7 sano uu sidaan yahay.

Dhibaatada uu qaba waxa kale ka mid ah; Saxaradii oo dhibeyso isla markaana uu ka soo saaro Gacamiisa.

Hadaba cid kasta oo caawin karta waxan leeyahay banni’aadanimo u caawi waa arin shaqsi kasta dareemi kara xanuunkeeda.

Yaa Alle dartii Gaari ugu Caawiya.

Kala Xariir Tel: +252615158318

 

 

 

HOOS KA DAAWO