DHAGEYSO:- Xildhibaan Xasan Cabdullaahi "Gudiga Cabdikariin Guuleed Sameeyay Ma'ahan Mid Sharciga Waafaqsan".

0

Iyadoo madaxweynaha mamaulka Galmudug Cabdirakiin Xuseen Guuleed oo ku dhawaaqay gudi lasocon doona beelaha kasoo jeedo deeganadaas oo lasocon doona xubnaha beelahaas ka heli donaan dowlada dhexe ayaa haatan kasoo korartay xaalad cusub.

Gudigaas ayaa ah mid xalin doona cabashada beelaha ay ka qabaan qaabka ay uga helayaan Kuraasta Dawlada Cusub Ee Soomaaliya.

Xildhibaan Xasan Cabdullaahi oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka Galmudug ayaa sheegay inay khalad tahay sharci ahaan Gudiga uu magacaabay madaxweyne Guuleed.

Kulankii shalay ka dhacay Cadaado Ee Baarlamaanku yeesheen ayaa looga hadlay Arinta Gudiga la magacaabay ee kasoo tala bixinaya Aqalka Sare iyo Beelaha sida ay uga helayaan.

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO

Waxii Kasoo Kordha Warkan Kala Soco Allgalgaduud Media