DHAGEYSO:- Maxamed Xaashi Cabdi (Carabeey) " Puntland Waa Cadowgeena Koowaad".

0

Maxamed Xaashi Cabdi (Carabeey) oo ku magacaaban Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo wareysi gaar ah oo uga waramayay weerarkii duqeynta ahaa ee Jeexdin siiyay warbaahinta ayaa waxa uu sheegay in maamulkooda Galmudug cadowga kaliya ay leeyihiin uu yahay Puntland.

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO WAREYSIGAN

Waxii Kasoo Kordha Warkan Kala Soco Allgalgaduud Media