DHAGEYSO:- Xildhibaan Cabdulqaadir (Qalabxoor) "Ciidamada Mareykanka Ah Ee Dagan Garoonka Gaalkacyo 48 Saac Ha Uga Guuraan, Waxa Dhacayna Leysaga Hari Maayo".

0

Xildhibaan Cabdulqaadir Cali Jaamac (Qalabxoor) oo ka tirsan xildhibaanada baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo u waramay warbaahinta ayaa sheegay in ciidamada Mareykanka ah ee dagan Garoonka diyaaradaha magaalada Gaalkacyo ay u qabteen 48 saac inay uga guuraan.

Cabdulqaadir Qalabxoor ayaa dhanka kale waxa uu sheegay waxii dhacay inaan leysaga hari doonin oo ay talaabo ku haboon qaadi doonaan.

 

 

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO

Waxii Kasoo Warkan Kala Soco Allgalgaduud Media