DHAGEYSO:- Cismaan Ciise Nuur (Taar Dhuleed) " Ciidamada Puntland Ayaa Nagu Soo Hagay Diyaaradaha Mareykanka Ee Duqeeyay Ciidamadeena".

0

Wasiirka Amniga Galmudug Cismaan Ciise Nuur (Taar Dhuleed) ayaa isagoo u waramaya Idaacada VOA ayaa waxa uu sheegay in ciidamadooda duqeynta loo geystay ay ka dmabeeyeen ciidamada PS-ta Puntland.

Cismaan Ciise Nuur (Taar Dhuleed) ayaa sheegay in maamulka Puntland ay u adeegsadeen duqeynta cidamada Galmudug diyaaradaha dagaalka Mareykanka iyagoo u sheegay inay yihiin Al Shabaab taasna ay sababtay in la duqeeyo ciidamada Galmudug.

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO