DHAGEYO:-Salaad Cali Jeelle “Waqtigaan Cid Madax Ah Oo Warqad Ay Qoreen Saameyn Leedahay Majirto, Musharixiintana Waa Siman Yihiin”.

0

Siyaasiga Salaad Cali Jeelle ayaa sheegay amarada gaar gaarka ah ee xilligan ka soo baxaya Madaxda Dolwadda in aysan aheyn kuwo shaqeynaya.

Wuxuu sheegay Siyaasiga Salaad Cali Jeelle in Madaxda Dolwadda hada ay yihiin kuwo Watigooda uu ka idlaaday, oo uusan shaqeyneyn amarada ka soo baxa.

Warqad Qoraal ah oo shalay ka soo baxday Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Dolwadda Federaalka Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Shramaarke ayaa lagu amray Wasaaradaha Amniga iyo Warfaafinta in ay dhowraan Xuquuqda ay leeyihiin Musharaxiinta.

 

 

 

Hoos Ka Dhageyso