TOP DHAGEYSO:- Masuul dowlada ka tirsan oo ka hadlay Rajada Soomaaliya ka qabto inay ku guuleysato Dacwada Badda

0

Iyadoo Maalintii Shalay uu si rasmi ah Maxkamada Hague ay uga furantahay Dacwada Dhanka Badda ah ee u Dhexeysa Soomaaliya iyo Kenya ayaa waxa Arrintaas Aragtiyo ka bixiyey Masuuliyiinta iyo Shacabka Soomaaliyeed.

Xildhibaan Cabi Xaashi Cabdullahi ayaa sheegay in Dacadda Dhanka Badda ah ee Ka socoda Magaalada Hague ay ku guuleysaneyso Soomaaliya isagoona sheegay in Badda la isku muran san yahay ay tahay Badd Soomaaliyeed.

Xildhibaanka ayaa sheegay inaysan Suurta gal ahayn in Badd Soomaali leedahay loo Xukumo Wadanka Kenya.

Maanta ayaa la filayaa in la dhegeysto Dacwada ay Qabto Soomaaliya Maadaama Maalintii Shalay la dhegeystay Dacwadda ay qabto Kenya.

HALKAAN KA DHAGEYSO