Dowladda Jordan oo qabaneeysa Doorashooyin Taariiqi ah

0

Iyadoo  Doowladda Jordan ay Qabaneeyso Doorashooyin Taariiqi ah yaa wadooyinka Wadankaasi waxaa lagu Tixay boorar Ololaha Doorashadda.

Doorashooyinkaan ayaa waxaa ay ka badalanyihiin Doorashooyinkii Hore ee Joordan waxaana wax laga badelay Sharciyadii Doorashooyinka.

Doorashadda wadanka joordan waxa snaddkaan ka qeeyb qaadanaya Xisbiyadda mucaaradka oo Horay looga Maaamnuucay in Kaqeeyb galaan Doorashooyinka Joordan.