DHAGEYSO XASAASI:- Maamulka Galmudug oo Hanjabaad iyo Digniin iskugu daray Puntland

0

Nuur Xasan Xuseen Nuur Ganey oo ah isku duwaha wasaarada gadiidka cirka iyo dhulka ee Gobolka mudug ayaa sheegay in gaari ay ku xeran tahay taarko maamulka puntland uusan ka shaqeyn karin deeganada galmudug isagoona sheegay in gaarigii lagu arko isagoo ay ku xeran tahay uu la kulmi doono dhibaato adag kadib markii uu sheegay in puntlnad ay xertay xaduudeeda.

Sidoo kale Nuur Ganeey ayaa shegay in wasaarada ay soo saartay awaamiir badan oo ugu horeyso in darwalada gaadiidka ay qaataan leysinka iyo arimaha bacadaha madow.

HALKAAN KA DHAGEYSO