DAAWO: Argagaixisada Daacish Oo Sheegatay Weeararkii Mareykanka Ee Uu Fuliyay Ninkii Soomaaliga Ahaa…

0

Nin mindi ku weeraray dad wax ka iibsanayay suuq wayn oo ku yaalla gobalka Minnesota ee dalka Maraykanka ayaa la sheegay in uu ahaa Daahir Adan oo ahaa 22 jir arday ah.

Aabihii Axmed Aadan ayaa wargeyska Minneapolis ka soo baxa ee Star Tribune u sheegay in Dahir oo ahaa wiil Soomaali ah uu ku dhashay Kenya balse 15-kii sano ee la soo dhaafay uu ku noolaa Maraykanka.
Booliiska ayaa ku wargeliyay Axmed in wiilkiisa la toogtay, kaddib markuu tooriyeeyay sagaal qof.

Ma jirto wax caddaynaya sababtii ku qaaday in uu dadka ku tooriyeeyo magaalada St. Cloud oo 100 km u jirta magaalada Minneapolis.

 

 

HOOS KA DAAWO