DAAWO: Doodi Maxkamada Ee Dacwada Badda Ee Soomaaliya Iyo Kenya.

0

Qareenka difacaayo dalka kenya ayaA sheegay in oo garaneyn sababta soomaaliya dib usoo celisay arinta bada soomaaliya waxaana uu sheegay in kenya iyo Soomaaliya ku heshiyeen arintaas ayna kenya leedahay badaas.

Qareenka kenya ayaa soo bandhigay qoraalo cadeynaayo in heshiis kenya lagashay soomaaliya laguna xaliyay arintaas waxaana weli socota qudbadaha dacwada kenya iyo soomaaliya.

Sido kale waxa goobta kahadlay xeer ilaaliyaha qaranka Kenya ayaa qudbad dhinacyo badan taabaneyso kajeediyay gobta waxaana kamid ah in shabaab dhibaato xoogan u geysatay kenya isla markaa magaalooyin badan oo kenya ah dadka ka barakaceyn.

 

 

 

HOOS KA DAAWO

Waxii Kasoo Kordha Warkan Kala Soco Allgalgaduud Media