Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Marxuum Bashiir Xaashi Dhoore Guulleed.

0

Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun, waxaa maanta oo ay taariikhda ahayd 17-09-2016 ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya Allaha u Naxariistee Marxuum Bashiir Xaashi Dhoore Guulleed.

Dhamaan Bahweynta Allgalgaduud Media, Maamulka iyo Shaqaalaha, Anaga oo ka tiiraanyonayna geeridan naxdinta iyo xanuunka badan leh ee ku timid Allaha u Naxariistee Marxuum Bashiir Xaashi Dhoore Guulleed, waxaan dhambaal tacsiyeed oo tiiraanyo leh u direynaa dhamaan Reer Xaashi Dhoore Guuleed Xassan, gaar ahaana xaaskii iyo caruurtii, iyo dhamaan asxaabtii uu ka baxay Marxuum Bashiir Xaashi Dhoore Guulleed , waxaana Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu dhamaanteen samir iyo iimaan naga wada siiyo Allaha u Naxariistee Marxuum Bashiir Xaashi Dhoore Guulleed , waxaa sidoo kale aan Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu Marxuum Bashiir Xaashi Dhoore Guulleed janadi fardowza ahayd ka waraabiyo. Aamiin Aamiin Aamiin

Waxaa Sidoo Kale Dhambaal Tacsiyeed Oo Tiiraanyo Leh Diraya.

Dhamaan Jaaliyadaha Galguduud Iyo Jubbooyinka ee dalka Dibeddiisa.

إِنَّ للهِ ما أَخَذ، وَلَهُ ما أَعْـطـى، وَكُـلُّ شَيءٍ عِنْـدَهُ بِأَجَلٍ مُسَـمَّى.فَلْتَصْـبِر وَلْتَحْـتَسِب. أَعْظَـمَ اللهُ أَجْـرَك، وَأَحْسَـنَ عَـزاءَ ك، وَغَفَـرَ لِمَـيِّتِك

tacsiii