DHAGEYSO:- Wasaarada Duulista Hawada Puntland oo Go’aano Culus soo saartay

0

Wasaarada Duulista Hawada iyo Garoomada ee Maamulka Puntland ayaa go’aano ka soo saartay in deegaanada Puntland la keeno Shidaal laga soo Canshuuray Dalka Jabuuti.

Agaasimaha Guud ee Wasaarada Duulista Hawada iyo Garoomada ee Maamulka Puntland Cismaan Cali Yuusuf ayaa sheegay in la dhameeyay howlihii Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Boosaaso.

Waxa uu sheegay in Xilligaan shacabka Puntland ay ka maarmi doonaan Canshuuraha Xad dhaafka ah ee laga qaado shacabka Puntland isla markaana ay ka maarmi doonaan.

Hoos ka Dhageyso Codka:-