DHAGEYSO:- Shacabka Gaalkacyo “ Waan ka soo horjeednaa Shirarka Gaar Gaarka ah ee ka socda Muqdisho, iyo Qodobadii ka soo baxay Shirka Madasha

0

Shacabka Magaalada Gaalkacyo ayaa aragtidooda ka dhiibtay Shirarka gaar gaarka ah ee ka soconayo Magaalada Muqdisho ee loogu hadlayo doorashooyinka Soomaaliya.

Sidoo kale shacabka Magaalada Gaalkacyo ayaa ka soo horjeestay qodobada qaar ee ku jira War Murtiyeedkii ka soo baxay Shirka Madasha Wada tashiga Qaran.

Waxa ay sidoo kale ka soo horjeestay qaabka ay Dowladu u wado Barnaamijyada doorashooyinka Dalka loogu hadlayo iyo sida ay Dowladda u wajaheyso.

Hoos ka Dhageyso Codka:-