DHAGEYSO:- C/weli Sheekh Axmed “ Waa in loo Madax banaaneeyaa aragtidooda shacabka gobolka Hiiraan” Dowladda Faraha hakala baxdo dhismaha Maamulka”..

0

Musharaxa Madaxweyne ee Dalka C/weli Sheekh Axmed Maxamed ayaa Madaxda Dowladda ugu baaqay in aysan kala qeybin shacabka gobolada Hiiraan iyo Sh/Dhexe.

Waxa uu sheegay in shacabka gobolka Hiiraan uu yahay Shacab Mideysan isla markaana ay yihiin dad jecel midnimada iyo ka shaqeynta Nabada.

Waxa uu tilmaamay in ay muhiim tahay in la dhageysto Fikirka iyo aragtida shacabka gobolka Hiiraan isla markaana la tixgeliyo rabitaankooda.

Hoos ka Dhageyso Codka:-